Somali Environmental Watch Association(SEWA ) waa urur ka shaqeeyo Sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga ku saabsan ilaalinta deegaanka sida isbeddelka cimilada, Xaalufinta dhirta , Diiqoowga (wasaqoowga ) Deegaanka nabaad guurka carada iwm . iyo sidoo kale sare u qaadita waxbarashada (Culuumta ku sabsan) deegaanka , soo saarista Jiil Cusub oo ilaaliya/daryeela , badbaadiyana Deegaanka hooyo iyo dhamaan Dunida .